Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Somalia oo ansixiyey xubin cusub (Sawirro)

Golaha aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii 4-aad ee kalfadhiga 7-aad. ee golaha waxaana ajandaha maanta uu anaa ansixinta xubin ka mid nooneysa guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaran. Kulanka maanta waxaa soo xaadiray 31-xubnood waxaana shir guddoominayay guddoomiyaha golaha aqalka saree e barlamaanka federaalka Soomaaliiya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyadoo … Continue reading Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Somalia oo ansixiyey xubin cusub (Sawirro)